Waqtiga ay qaadaneeyso sameeykeeda waa 50 daqiiqo.
Waxaad u baahan tahay:
3Ukun
2dl sokor
3dl bur
50g subag
2fixiso
1Carfiso
2qorfe.
Sharraxaada ayadana waxaad u baahan tahay:
Shukulaato dhalaalsan.
Qaabkaan ayaad u diyaarineysaa
1. Foornada shido si ay usii kululaato, kadibna isku xarbi ukunta & sonkorta.
2. Si tartiib ah ugu dar burka, subagga, fixisada, carfisada, Qorfaha iyo caanaha.
3. Soo qaado weelka aa ugu talo gashay inaad doolshada ku dubto ka dibna salka waxaad ka marisaa shukulaatadii aad dhalaalisay.
4. Foornada gali markaad diyaariso, muddo 30 daqiiqo ah haku jirto foornada, dabkuna ha ahaado mid meel dhaxaad ah.
#HappiChallenge