Bariis Bukhaari

 
 
Bariiskaan magaciisu waa bariis bukhaar waan isku karis waxaana u diyaariyey habkan.
 
 
waxaad ubaahan tahay:-
Saliid
Basal
Toon shiidan
Xawaash dhuudhuub & buurbuur
Kabsar caleen
Zanjabiil la xoqay
Maraq digaag
Yaanyo
Digaag
Karooto
Cusbo
Filfil
 
Sidaan u kari :-
Saliidda oo kuu karkareeysa ama kulul ku shub basasha, toonta, xawaashyada, maraqdigaaga, kabsarta, yaanyada si fiican iskigu walaaq
Inyar kadib ku dar digaaga iyo karootada kuna sii shiil. Markii ay si fiican iskugu qaleeysmaan biyeey si ay iskugu bislaadaan.
Markii ay isku bislaadaan bariiska dhaqo oo ku shub dabkana ugaabi illaa uu ka bislaado.
Waa mooskaaga iyo basbaaskaaga sii diyaarso. 

Sallad/Ansalaato

 
 
Waxaan isku daray:-
Ansalaato
Qajaar
Yaanyo
Barbarooni
Ganleey
Farmaajo
Liin-Dhanaan
Cusbo