Bariis & suugo misir

 
Suugada si aad u karsato waxaa u baahan tahay
  • Kaabash
  • Yaanyo
  • Basal
  • Toon
  • Misir
  • Isbinaash
  • Barbarooni
  • Caano-Qumbe
  • Kabsar-Caleen
  • Zanjabiil
  • Maraq-Digaag
  • Filfil
  • Xawaaji-Kaari
 
Qaabka ugu fudud aad ukarineysid.
Saliidda dabka saar oo kululeey kadibna ku dar basasha, yaanyada, markii ay suugada qaleeysmato kudar kabsar,toon,zanjabiil,filfil. 
Markeey cabbaar huursanto waxaa ku dartaa kaabashka iyo isbinaashka si fiican iskugu walaaq kadibna ku dar maraqdigaaga iyo caano qumbaha.
Markaa is dhahdo suugadii waa bislaatay kudar misirtii 10 daqiiqo dab dhexdhexaad ah ku kari kadibna barbaroonigii kudar. 
 

Kommentera inlägget här :